No title

gawaan
1 minute read
0
lof-Bitcoin

Maadaama soo dhawaanaysoh xiligii lagu dhawaaqi lahaa (Loofar) oo horey si hoose loogu dhawaaqay, hees soo baxday 2014kii, taas oo aan si aan la dareemayn loo dhex galiyey.

Hadaba waxaa soo dhawaatay, xiligii si hoose iyo si sareba loogu wada dhawaaqi lahaa uunka oo dhan.

Waayahay.

Ma ogtahiin in Loofar soo wado coin lamid ah mid ka Bitcoin oo kale ah, kaas oo loogu magac daray isla Loofar, kaas oo magacu noqon doono.

Magaca - Name: (Loofarcoin) 
Calaamada (Symbol). (LOF) 

01-Loofarcoin, waxaa la ag dhigi doonaa qiime ahaan, lacagaha xaashida oo dhan gaar ahaan kuwa waawayn, kuwaas oo aad si toos ah, ugu bedelan kartaan lacagta Loofarcoin, waana kuwan hoos ka muuqda. 

 (LOF-USD) (LOF-GBP) (LOF-EUR) 

02- Waxaa kaloo la ag dhigi doonaa dhamaan lacagaha Cryptocurrency, gaar ahaan kuwooda ugu waawayn inaad si toos ah ugu kala dhex bedelan kartaan sida.

(LOF-BTC) (LOF-USDT) (LOF-ETH) (LOF-SOL) (LOF-BNB)

03- Waxaa kaloo lagu kala bedeli doonaa waxaa loogu yeedho (CFD) iyo dhamaan alaabaha qaaliga ah, gaar ahaan kuwa Tamarta, si Visible ah iyo si Invisible ah. Waxaana ka mid ah.

(LOF-OIL) (LOF-CFD) (LOF-CEMENT) (LOF-SUGAR). 

Ugu dambayn Loofarcoin, waxaan ku bilaabi doonaa 1 million oo coin, taas ka dhigan inaan aad u yaraynay supply ga coin ka, qiime ahaana ka bilaaban doona 0.01 USD-T, ama USD-C.

Waxaan mudo kooban qiimaha halkii coin ba gaadhsiin doonaa 15$ Dollar, mudo yar oo kooban, Loofarcoin, waa mid ku dhisnaan doona sir, lana ilaalin doono qiimihiisa, si uga soo muuqdo dunida.

Maka mid noqon doonta kuwa ugu horeeya ee iibsada Loofarcoin, sugana qiimaha adag ee aan gaadhsiin doono?
Tags

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)