SIDEE KU BARAN KARAA GRAPHIC DESIGN BASIC 2024 |
Barashada Naqshadeynta Graphic Design Ka Waa Xirfadaha
Aduunka Loogu Raadinta Badanyahay Si Aad U Noqoto Hal Abuure Ama Nashqadeeye
Waxaad Qaadaa Talaaboyinkaan Soo Socdo.
1. Fahamka
The Basics Graphic Design Ka
·
Principles
Of Design: Baro Mabaadii'da Asaasiga Ah Sida Balance, Contrast,
Alignment, Repetition, And Proximity.
- Color
Theory.: Baro Sida Loo Isticmaalo Midabada Si Wax Ku Ool Ah.
- Typography:
Fahmaan Noocyada Kala Duwan Ee Fontiga Iyo Sida Loo Isticmaalo.
- Composition:
Baro Qaabeynta Muuqaalka Ah Iyo
Naqshadeynta.
2.
Helitaanka
Softwareda Ugu Fican
Software: Waxaad Heli Kartaa Softwarada Sida
·
Adobe
Photoshop Waa Application Loogu Talagalay In Lagu Nashqadeeyo
Sawirada Pixels Ka Ah,
·
Adobe
Illustrator, Waa Application Loogu Talagalay In Lagu Nashqadeeyo
Vector Design
·
Adobe
Indesign ,Waa Application Loogu Talagalay In Lagu Nashqadeeyo
Sida Jaraa,Iidyada Ama Magazine .
Waxaa Sidoo Kale Jira Softwaro Kale Oo Lacag La'aan Ah Sida GIMP Iyo Inkscape.
Hardware: Maalgashi In Computer Wanaagsan Oo Ka Fiirso
Kiniin Ah Muuqaallo Kale Sawir.
3. Qaado Koorsooyin Iyo Casharro
Waxaad Helikartaa Koorsooyinka Online Ah: Websityada Sida Coursera,
Udemy, Iyo Linkedin Learning Waxay
Bixiyaan Koorsooyin Laga Bilaabo Bilowga Ilaa Heerarka Sare.
Youtube: Waxaa Jira Casharro Lacag La'aan Ah Oo Badan
Oo Ku Saabsan Graphic Design Ka. Waliba Waxaad
Heleysaa Courses Af-Soomaalia Ah Oo
4.Sameey Bractice Jogto Ah Malin Kasto 2 Saac
Bilow Nashqado Fudud Sida Abuurista Logo Da , Boorarka, Ama
Sawir-Gacmeedyada Iyo Id Card Rada Waxaadna
Ku Soo Bandhigtaa ,Warbaahinta Baraha Bulshada. Sida Facebook ,Tiktok
Si Free Ah Ku Shaqee Marka Hore Oo Aad Bilowga Tahay
Si Laguu Barto ,Adne Aad U Heshid Khibrad-Dhabta Ah
Nashqad Kasto Aad Sameyso Record Gree Waxaa Jiro
Platform Lagu Soo Bandhigo Shaqadada Design Ka Si Aad Ula Wadaagtid Dadka Aan Ku Aqoon Sida
Behance,
Dribbble, Deviantartsi ,Aad U
Hesho Falcein
5.Dhiso
Jadwalka Maalinle Ah
Soo Bandhig Shaqadada: Abuur Website
Portfolio Si Aad U Muujiso Wax Qabad Kaaga Nashqadahaaga Ugu
Wanaagsan. Booqo, Jaraa'iidada, Iyo Xisaabaadka Warbaahinta Bulshada Marwalba Raadi Fursado Si Aad U Baratid Farsamooyinka Iyo Qalab Cusub.
Talo✋
- Dulqaad Muuji : Waxkasto Oo La Baranayo Waqti Ayey Qaadataa, Ee Dulqaad Iyo Samir Badan.Yeelo
- Raadi: Si Joogto
Ah Dadka Shaqadaan Kaaga Horeyay
Naqshadahooda '.
- Xariir : Isku Xir
Naqshadeeyayaasha Kale Si Aad Ula Wadaagtaan Fikradaha Iyo Wadashaqeynta Mashaariicda.
Markaad Raacdo Tallaabooyinkan Iyo Si Joogto Ah U
Shaqeynta, Waxaad Si Tartiib Tartiib Ah
U Wanaajin Doonaa Xirfadahaaga Naqshadeynta Graphic Desgn Ka Ah Iyo Inaad Dhisto Aasaas Adag Oo Loogu
Talagalay Xirfad Guul Leh